DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

0
Saturday July 19, 2014 - 21:20:23 in by Hargeysa Office
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

    DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa maanta mar uu dalka dib ugu soo laabtay waxa uu beeniyey isla markaana uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga faafiyey oo la sheegay in wasiirku uu bar ku lee yahay twetarka ku faafiyey in madaxweyne siilaanyo ay la soo daristay xaalad caafimaad Daro isla markaana uu galaayo qaliin caafimaad isaga oo bulshadana ka cod saday inay madaxweynaha u soo duceeyaan

Wasiirka ayaa wararkaasi ku sheegay mid aan waxba kama jirin isla markaana waxa uu bulshada somaliland uu ugu baaqay inay ka fogaadaan wararka been abuur ka ah ee ay masuuliyinta ka faa finayaan

Cabdiraxman cilmi xirsi

afkashacabkanews.com

hargeisa Office