DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

0
Saturday July 19, 2014 - 22:57:10 in by Hargeysa Office
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

    DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

wasiirka wasarada arimaha gudaha somaliland mudane cali maxamed waran cadde oo maanta dalka ka dhoofay ayaa waxa uu sheegay inuu safarkan ku tagayo wadanka itoobiya isla markaana ay ka wada hadlayaan arimaha xidhiidhka labada wadan

cali maxamed waran cade wasiirka wasarada arimaha gudaha somaliland ayaa waxa uu ciidanka booliska somaliland iyo taliyayaashaba faray inay xoojiyaan ammaanka somaliland munaasibada ciida awgeed isla markaana waxa uu wasiirku uu ciidanka faray inay faajig naan gaara yeeshaan maadama lagu gudo jiro bisha bara kaysan ee ramadan fooda ay inagu soo hayso munaasibadii ciidul fidriga


C/raxman cilmi xirsi

Afkashacabkanews.com

Hargeisa Office