DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

0
Saturday July 19, 2014 - 23:25:13 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

    DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

Wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland mudane maxamed biixi yoonis ayaa sheegay inay soo soconayaan wada hadaladii somaliland iyo somaliya isaga oo sheegay in hadii somaliya ka baxdo ama aanay hirgalin qodobo lagu heshiiyey aan la baabiinaynin wada hadalada u dhexeeya somaliland iyo somaliya shaaciyeyna inay xukuumada somaliland aanay joojinayn wadahadaladay kula jirtay dawlada xamar

wasiirka wasarada arimaha dibada somaliland waxa kale oo uu ka hadlay xuduuda somaliland ee dhanka itoobiya ka xidhan ee xukuumada itoobiya ay balan qaaday inay si dhakhso ah u furayso xuduudaasi iyadoo aan ilaa hada aan furin xuduuda xidhan waxaana uu sheegay wasiirku inay dowlada itoobiya ay isku ogayeen isla markaana itoobiya balan qaaday inay si dhakhso ah xuduuda u furayso balse aanay sababtaasi wali xuduuda xidhay aanay garanaynin ,



Cabdiraxman cilmi xirsi

Afkashacabkanews.com

Hargeisa Office