DAAWO: MADAXWEYNAHA MARAYKANKA DONALD TRUMP OO BOOQDAY GOOBAHA DUUFAANTA HARVEY BAABIISAY EE GOBOLKA TEXAS

0
Wednesday August 30, 2017 - 10:59:55 in by Burco Office
  • Visits: 588
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: MADAXWEYNAHA MARAYKANKA DONALD TRUMP OO BOOQDAY GOOBAHA DUUFAANTA HARVEY BAABIISAY EE GOBOLKA TEXAS

    Madaxweyne Donald Trump ayaa sidoo kale booqday xarumaha isku duba ridka taakulaynta dadka ku tabaaloobay duufaantaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Donald Trump ayaa sidoo kale booqday xarumaha isku duba ridka taakulaynta dadka ku tabaaloobay duufaantaas

 

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ay weheliso xaaskiisu ayaa booqday qaar ka mid ah degaanada dufaanta xooga balaadhan ee Harvey qaaday ee gobolka Texas, waxaanu intii uu halkaa joogay soo kormeeray meelaha dufaantu la tagtay iyo dadka wax ku noqday.

 

Madaxweyne Donald Trump ayaa sidoo kale booqday xarumaha isku duba ridka taakulaynta dadka ku tabaaloobay duufaantaas iyo gooboha kooxaha gurmadka ee samata bixinta dhulkaas u jooga oo ciidamada bada ee dalka Maraykanku ugu badan yihiin.