Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay

0
Wednesday August 30, 2017 - 17:31:15 in by Burco Office
  • Visits: 469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay

    Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay. War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay

30.08.2017 Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa hakiyay liiska guddiyo Xisbigu magacaabay.

War-saxafadeed uu ku saxeexanyahay Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa lagu hakiyay liiska guddiyadaas, kaas oo u dhignaa sidan.

Ku; Dhammaan Xubnaha Guddiyada. Hargaysa.

Og: Guddoomiyaha Xis WADDANI. Hargaysa.

Og: Hoggaanka Xis WADDANI. Hargaysa.

Og: Hoggaamiyaha Xis WADDANI. Hargaysa.

Og: Xoghaaha Guud Xis WADDANI Hargaysa.

 

Ujeedo: Hakin Liiskii Guddiyada.

 

Kadib markii aan la tashaday Murashaxa Xisbiga, oo xiligan ku maqan gudashada waajibaadka Xajka, markii aanu isla qaadanay in dib u eegis iyo sixitaan lagu sameeyo guddiyadii la magacaabay, waxa la go’aamiyay in liiskii guddi hawleedkii soo baxay, uu aha mid aan dhammays tirnayn, isla markaana qaybo kala duwani ka dhinayeen, sidaa daraadeed guddidaas waa la hakiyay, mana hawl galayso ilaa la dhammays tiraayo.

 

Xil. Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde……….

 

 

Guddoomiyaha ku-meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI.