DAAWO:Sawirada Qaabkii Loo Aasay Marxuum Garaad Cabdililahi Garaad Soofe

0
Sunday July 20, 2014 - 22:13:05 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Sawirada Qaabkii Loo Aasay Marxuum Garaad Cabdililahi Garaad Soofe

    DAAWO:Sawirada Qaabkii Loo Aasay Marxuum Garaad Cabdililahi Garaad Soofe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO:Sawirada Qaabkii Loo Aasay Marxuum Garaad Cabdililahi Garaad Soofe

Waxaa Maanta lagu aasay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Marxuum Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo shalay Galab ku Geeriyooday Magaalada Buuhoodle.All Ha u Naxariistee aaska Garaadka Waxaa kasoo Qayb Galay Wufuud kala Duwan oo ka kala yimid Deegaanada Soomalidu ay Degto Waxaana Marxuumka alle looga Baryey inuu u naxariisto.Halkanaasi laga soo jeediyey Qudbado muhiim ah oo la xidhiidha Kaalintii Garaad C.laahi Garaad soofe ugu Jirey Bulshada Deegaanada SSC iyo guud ahaanba soomalida.

 

Garaad C/laahi Garaad Soofe wuxuu ku dhashay Deegaanka Horufadhi ee gobolka Cayn, waxaan da’diisu ahayd haatan Ilaa 80 Jir, wuu ku hadli jiray luuqada carabiga ah wan macalinkii Quraanka baray Sheikh C/naasir farayxiligaa oo uu bare Quraan ka ahaa horufadhi.

Xilka garaad nimo waxaa loo Caleemo saaray1983 AugustIsagoona ilaa maalintaasi ka shaqaynayey Arimaha horumar iyo nabada deegaanka.

Garadku wuxuu wax barashada diiniga ah kusoo qatay dalka Sucuudi Arabia iyo magalada Baydhabo, wuxuuu kasoo qayb galay shirkii carta iyo kii dastuurkaSoomaliya Lagu Ansaxinayey.

Alle ha unaxariistee Wuxuu ubad ka tagey Garaadku9 caruur ah (afar Ragga 5 gabdhood)iyo sidoo kale Caruurtaay sii dhaleen.


Contact@afkashacabka.com