DAAWO MUUQAAL : FIFA oo ku dhawaaqday goolkii ugu quruxda badnaa koobkii aduunka (yaa helay yaase laga guuleystay?

0
Tuesday July 22, 2014 - 11:32:58 in by Super Admin
  • Visits: 1124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL : FIFA oo ku dhawaaqday goolkii ugu quruxda badnaa koobkii aduunka (yaa helay yaase laga guuleystay?

    Xiriirka kubadda cagta ee aduunka ee loo yaqaano FIFA ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay xidiga ku guuleystay goolkii ugu quruxda badnaa ee kadhasha koobkii aduunka ee dhamaaday 13-kii bishan waxaana loo aqoonsaday in uu dhaliyay 22-jirka xulka Colombi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka kubadda cagta ee aduunka ee loo yaqaano FIFA ayaa ugu dambayn ku dhawaaqay xidiga ku guuleystay goolkii ugu quruxda badnaa ee kadhasha koobkii aduunka ee dhamaaday 13-kii bishan waxaana loo aqoonsaday in uu dhaliyay 22-jirka xulka Colombi

James Rodriguez goolkii cajiibka lahaa ee uu ka dhaliyay xulka Uruguay waxaana codeynta lagu qaaday Internet-ka oo lasoo dhigay si ay ugu soo codeeyaan musharaxiintii tartamaysay.

Rodriguez ayaa waxaa uu ahaa ninka sida aadka looga saadaalinaayay in uu ku guuleysan doono isaga oo ka qaaday xidiga xulka Holland Robin van Persie kaasi oo gool madaxa ah oo lala yaabay kadhaliyay xulka Spain ciyaart ku dhamaatay 5-1.

Goolkii uu dhaliyay van Persie oo ahaa madax jiif jiif ah ayaa qabsaday aduunka iyada oo ay daawadeen dad gaaraya afar milyan oo dad ah sida ay FIFA sheegtay,iyada uu kaalinta labaad ka galay qiimeenta dhanka goolasha.

Gookii sadexaad ayaa sidoo kale loo doortay isla Rodriguez oo ka dhaliyay xulka Japanese kulan ay dalkiisa Colombia 4-1 kaga badiyeen Japan sidaa ayaana loo soo saaray.

article-2673522-1F3A363600000578-430_634x417

article-2673522-1F3A4FEC00000578-376_634x427



Markasta Kale Saco Afkashacabka Ciyarahi Udanbayay Iyo Wararka Dunida