
(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+maqaal
sidaynu
ogsoonahay waxaa dhacda in badan oo aynu aragnaa in suuqa kala iibsiga
siyaasiyiinta uu sii kordho markay ka dhacaan doorashoyin dowladaha jaarka ah.
waxaan aragnaa oo aanu maqalnaa waxaa u goostay puntland siyaasi hebel, hadana
waxaan maqalnaa waxaa soo galay oo gartay halkay dantooda iyo danta dadkoodku
kujirto fahmay siyaasi hebel, hadana waxaa cadaata in kii goostay ee lalahaa
meel hebel ayuu u gostay uu halkisi ku soo noqdo,
waxaa dhacda in qaar aan qadiyadooda sax ahayn ay u yacaan xamar iyagoo
mustaqbalkooda siyaasiyadeed aysan ahayn mid fadhida oo ah mid shaqa doon ah
ama aad kusoo caan baxdid ah, marka laga soo eryana ay gidaaradaa waregaan sida
siyaasiyiin farabadan oo manta kusugan nairobi ama xamar oo lacagtii
hodheladana lagu leeyahay.
waxaa malin dhawayd dhacday rag la soo doortay oo cod shacab ku yimid in lagu
baayacay lacag si ay uga mid noqdaan maamulka puntland lagana dhaadhiciyay isku
hayb ayaynu nahaye noo kaalaya taana ma ahan qadiyad sax ah oo uu siyaasiga
sumcadisa ku baabi iyo shacabkii shalay doortayna ay ku qasaareen,
hadaba waxa is waydin mudan maxaa ka lifay arinkaa? siyaasadse malaga dejiyay
ku saabsan suuqa kala iibsiga siyaasiyiinta?
waxaa shaqo ka helay inta badan qurba joga oo isku daya siday ku noqonlahayen
siyaasi waqtigisa kasoo degdegay oo intay degmoyinka yimadan ku dhawaqa maamul
aan jirin magacisa dabetana labaayaco laguna yiraahdo war iska da waxaa
kharashki ka baxayna anaga ku sin donee xilna anaga ku sinayna waxaa ka
tanaasul oo halkaa ku noqda siyaasi waqtigisii kaso dheereyay.
somaliland waxay cadaysay in shaqsiga qaran dumiska ah aan loo ogolaan donin
dalka ilaa uu kasoo noqdo waxii uu aaminsanaa
se waxaan ka jeclaan lahayn in ganaax la dul dhigo iyo shuruudo adan
hadaan ahay madaxwaynaha mustaqbalka waxaa soo jeedin laha siyaasiyow waqtigaga
wuu iska iman ee ka daa siyasida sida suuqa kala iibsiga ciyaartoyda caalamka
loo kala ibsado
Dhammaantiin
aad baad umahdasantihiin saxaafada madaxa banaan
Qalinkii|:
Future president mohamed Osman
Email:awaadan5@gmail.com
Burao,Togdheer,Somaliland
(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+maqaal
(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+Maqaal