Masuliyiinta gobolka saaxil oo tacsi u diraya Marwada Qaranka oo walasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

0
Tuesday February 25, 2014 - 15:19:46 in by London Office
  • Visits: 1502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuliyiinta gobolka saaxil oo tacsi u diraya Marwada Qaranka oo walasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

    marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng.cali Cumar maxamed cali xoor iyo xaaskiisa

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali maxamed Cilmi

Gudoomiye Golaha Deegaanka Degmada Berbera Cabdishakur maxamuud xasan cidin

Iyo Xoghayaha Dekeda Cabdiraxmaan Aar Jaamac

 

Iyo dhamaan Shaqaalaha wakaalada dekeda magaalada Berbera waxay tacsi tiiraanyoo leh u dirayaan marwada koobaad ee qaranka jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Wasir Maxamud Jirde oo ay ka tacsiyadaynayaan walaasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay caasimada wadanka ingiriiska ee London waxayna ilaahay uga baryeen marxuumada in uu naxariistii jano ka waraabiyo caruurtii,eheladii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN