Oops: Daawo Mesut Ozil Oo Taageerayaasha Hortooda Ku Bahdilay Danny Welbeck, Muxuu Ku Sameeyay by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Dec 30, 2017

0
Saturday December 30, 2017 - 13:45:23 in by Burco Office
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Oops: Daawo Mesut Ozil Oo Taageerayaasha Hortooda Ku Bahdilay Danny Welbeck, Muxuu Ku Sameeyay by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Dec 30, 2017

    Oops: Daawo Mesut Ozil Oo Taageerayaasha Hortooda Ku Bahdilay Danny Welbeck, Muxuu Ku Sameeyay by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Dec 30, 2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oops: Daawo Mesut Ozil Oo Taageerayaasha Hortooda Ku Bahdilay Danny Welbeck, Muxuu Ku Sameeyay by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, Dec 30, 2017

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa ceebaystay xiddiga ay isku kooxda yihiin ee Danny Welbeck ka hor kulankii ay 3/2 uga badiyeen kooxda Crystal Palace.

Xiddiga reer Germany ayaa kubada la daba orday Danny Welbeck Isaga oo raadinayay fursad uu labadiisa lugood kubada uga dhex saaro.

Danny Welbeck ayaa is ilaaliyay laakiin ugu dambaynta Ozil ayaa kubada ka saaray toos keentay in uu Ozil ku qoslo Danny Welbeck