DEG-DEG: RB Leipzig Oo Go'aan Kama Dambeys Ah Ka Gaartay Mustaqbalka Naby Keita & Liverpool Oo War Xun Heshay.

0
Sunday January 14, 2018 - 17:30:05 in by salman abdi
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: RB Leipzig Oo Go'aan Kama Dambeys Ah Ka Gaartay Mustaqbalka Naby Keita & Liverpool Oo War Xun Heshay.

    DEG-DEG: RB Leipzig Oo Go'aan Kama Dambeys Ah Ka Gaartay Mustaqbalka Naby Keita & Liverpool Oo War Xun Heshay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG-DEG: RB Leipzig Oo Go'aan Kama Dambeys Ah Ka Gaartay Mustaqbalka Naby Keita & Liverpool Oo War Xun Heshay.

Liverpool ayaa heshay war aysan ku farxin kadib markii RB Leipzig ay go’aansatay in xidigooda reer Guinea Naby Keita uu kooxda sii joogo ilaa laga gaaro dhamaadka xilli ciyaareedkaan, taasoo ka dhigan inuusan January la midoobi doonin kooxdiisa xigta.

Damacii Reds ay ka laheed xidigaan ayaa soo idlaaday kadib markii barta twitter-ka ee kooxda lagu shaaciyay inuu xidigaan kasii mid ahaan doono RB Leipzig ilaa 30-ka June, isagoo 1-da July si rasmi ah uga mid noqon doono Liverpool.

 

OFFICIAL: Naby will remain an player until 30th June 2018. We wish to put the speculation about a January move to @LFC to bed.

 
 

 

"RASMI: Naby Keita wuxuu baaqi ku ahaan doonaa RBLeipzig ilaa 30-ka June 2018. waxaan rajeyneynaa inaan wararkii xanta ahaa ee la xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo January Liverpool inaan hagaajinay”

Si kastaba waxaa gabi ahaanba waxaa burburtay rajadii ay Liverpool ka laheyd in Naby Keita uu buuxiyo booska uu baneeyay Philippe Coutinho.