Muxuu Tababare Arsene Wenger Ku Sheegay Maqnaashaha Alexis Sanchez Ee Kulanka Galabta? – Miyuuse Ogyahay Kooxda Uu Ku Biiri Doono?

0
Sunday January 14, 2018 - 17:34:21 in by salman abdi
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Tababare Arsene Wenger Ku Sheegay Maqnaashaha Alexis Sanchez Ee Kulanka Galabta? – Miyuuse Ogyahay Kooxda Uu Ku Biiri Doono?

    Muxuu Tababare Arsene Wenger Ku Sheegay Maqnaashaha Alexis Sanchez Ee Kulanka Galabta? – Miyuuse Ogyahay Kooxda Uu Ku Biiri Doono?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu Tababare Arsene Wenger Ku Sheegay Maqnaashaha Alexis Sanchez Ee Kulanka Galabta? – Miyuuse Ogyahay Kooxda Uu Ku Biiri Doono?

Tababare Arsene Wenger ayaa si faah-faahsan uga hadlay xaaladda Alexis Sanchez ku qasabtay inuu seego kulanka muhiimka ah ee ay kooxdiisa la ciyaari doonto Bournemouth, inkastoo uu ka gaabsaday inuu carabaabo kooxda uu xidigaan kusii jeedo.

Mustaqbalka Alexis Sanchez ayaan laheyn wali sal iyadoo si lama filaan ah looga reebay liiska xidigaha Gunners ee usoo safray Vitaliay Stadium.

"Waqti xaadirkaan waa mid mugdi uu ku jiro, xaaladiisa looma go’aamin dhinac ama dhinac kale, sidaas darteed waxaan uga soo tagay guriga” ayuu yiri Arsene Wenger.

"Haa, balse ma aqrin wax badan arintaas sababtoo ah xitaa ma ogi halka uu aadi doono” ayuu yiri tababare Arsene Wenger mar kale.

"Waa inaad diirada saarto ciyaartoyda garoonka ku jirta ee waxa wanaagsan u qaban kara kooxda”

"Maya” ayuu ku jawaabay mar la weydiiyay halka uu caga dhigan doono Alexis Sanchez.

SHARES4
 

1 Aragtiayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1.  
    mohamed14-01-2018 at 4:49 pm -Reply

    wenger maanta hadal aan ka daba iman doonin buu sheegay sanches wuu ciyaaray ciyaartiisii ugu danbaysay arsenal meeshuu tagayo waxay ku xidhan tahay isaga kooxduu ka helo mushar fiican taasina waa xaqiiqda jirta

 
 

Aragti K