Markab shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iran Oo ku Gubanaya badweynta Iyo Sababta Keentay.

0
Thursday January 18, 2018 - 10:25:41 in by salman abdi
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markab shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iran Oo ku Gubanaya badweynta Iyo Sababta Keentay.

    Markab shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iran Oo ku Gubanaya badweynta Iyo Sababta Keentay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markab shidaal Oo Laga Leeyahay Dalka Iran Oo ku Gubanaya badweynta Iyo Sababta Keentay.

Markab laga leeyahay dalka Iran ayaa ku quusay badda dalka Shiinaha, waxaana hadda lasoo sheegayaa in uu bilaabay gubasho.

Markabkan ayaa lagu magacaabaa Sanchi, waxaana la sheegay in hadda dabka uu ku faafay masaafo dhan 100 km oo isku wareeg ah.

Sanchi waxa uu sidey 136,000 tan oo shidaalka ceyriinka ah , wuxuuna ku dhacay markab kale oo horaantii bishan.

32 shaqaale oo saarnaa ayaa dhammaantood geeriyooday.

Illaa afar goobood ayuu dabka ka holcayaa sida ay ku waraymo warbaahinta Shiinaha.

Shidaalka uu waddo ayaa waxaa la sheegay in uu yahay mid sun ah, islamarkaasna ka gubasho og shidaalka kale.

Wasaaradda gaadiidka Shiinaha ayaa sheegtay in ay kooxo u direyso halka uu markabka ku gubanayo si wax looga qabto dhibaatada deegaanka u iman karta.