Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Tababarka Soo Xaadiray In Kasta Oo Bararsantahay Ishiisu

0
Wednesday January 24, 2018 - 13:33:07 in by Burco Office
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Tababarka Soo Xaadiray In Kasta Oo Bararsantahay Ishiisu

    Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Tababarka Soo Xaadiray In Kasta Oo Bararsantahay Ishiisu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Cristiano Ronaldo Oo Tababarka Soo Xaadiray In Kasta Oo Bararsantahay Ishiisu

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay qaatay tababarka kooxdiisa isaga oo ay bararsantahay isha kadib dhaawacii soo gaaray.

Xiddiga reer Portugal ayuu dhaawac ka soo gaaray kulankii ay guusha weyn ka gaareen kooxda Deportivo kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.

Ronaldo ayaan waxba u noqon dhaawacaas isaga oo si caad ah isaga qaatay tababarka inkasta oo ay ishu bararsanaydLaacibtv Ka Daawo Muuqaalkan