Xukuumada Somaliland Oo Iminka Go'aamo Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalka Iyo Shirkado Go,aamo Adag La Dul DHigay

0
Monday January 29, 2018 - 13:18:16 in by salman abdi
  • Visits: 478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Iminka Go'aamo Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalka Iyo Shirkado Go,aamo Adag La Dul DHigay

    Xukuumada Somaliland Oo Iminka Go'aamo Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalka Iyo Shirkado Go,aamo Adag La Dul DHigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Iminka Go'aamo Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalka Iyo Shirkado Go,aamo Adag La Dul DHigay

Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay iminka go,aamo ka saarteysicir bararka dalka ka jira isla markaana ay sheegtay in ay xal u noqon karaan sicir bararkaas.

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Mr Dhoobaale oo goor dhaweyd xafiiskiisa kula Hadley warbaahinta ayaa waxaa uu akhriyey qodobadaas waxaana ay kala yihiin qodobadu.

 


1. In Shirkadaha Oomaar , Dahabshiil Iyo Telesom aaney sarifi Karin lacagta

2. In Qaadka dalka soo gala cashuurta lagu kordhiyey

3. In Adeegyada Zaad iyo E-Dahab aan lagu isticmaali Karin lacag ka yar boqol doller 100%