Qorshaha ciidanka Kenya looga saarayo Kismaayo oo laga yaabo inuu jiitamo(warbixin)

0
Sunday February 02, 2014 - 20:16:45 in by Super Admin
  • Visits: 1206
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qorshaha ciidanka Kenya looga saarayo Kismaayo oo laga yaabo inuu jiitamo(warbixin)

    horay u shaacisay go'aankii kasoo baxay kulankii wasiirada Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah AMISOM ee horaadkii Bishan Janaayo ka dhacay Addis Ababa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
horay u shaacisay go'aankii kasoo baxay kulankii wasiirada Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah AMISOM ee horaadkii Bishan Janaayo ka dhacay Addis Ababa.
waxay horay u shaacisay go’aankii kasoo baxay kulankii wasiirada Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah AMISOM ee horaadkii Bishan Janaayo ka dhacay Addis Ababa .

kaas oo lagu go’aamiyay in sector cusub laga sameeyo Kismaayo oo ka madax banaan ciidamada kale ee ku sugan sector 2.Qorshahan ayaa wuxuu dhigayaa in aakhirka Bisha Febaraayo ciidanka Kenya laga saaro Kismaayo laguna reebo ciidan tiro ahaan dhan 130 ilaa iyo 170 askari, hogaanka iyo taliska Kismaayana lagu wareejiyo hal guuto oo Sierra Leone ah oo wehelinayaan ciidan Burundiyaan ah iyo Boolis Nigerian ah.

Taliyaha AMISOM ee Kismaayo Walter Raria oo u arintan wax laga weydiiyay ayaa sheegay in qorshaha cusub ee ciidanka KDF looga badalayo Kismaayo ayaa qaadan doontu ilaa iyo aakhirka Bisha June ee sanadkan.