Hambalyo Arooska Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

0
Tuesday August 12, 2014 - 13:59:15 in by Hargeysa Office
  • Visits: 5327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Arooska Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

    Dhammaan Dadkan Hoos ku xusan iyo kuwo kale oo an halkan lagu soo koobi karin waxaytahniyad aroos iyo duco ba u dirayaan Lammaanaha Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab oo Xalay Arooskoodu ka dhacay Hotel City pal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Dadkan Hoos ku xusan iyo kuwo kale oo an halkan lagu soo koobi karin waxaytahniyad aroos iyo duco ba u dirayaan Lammaanaha Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab oo Xalay Arooskoodu ka dhacay Hotel City palaza ee magaalada Burco. Guddomiyaha Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com, Mustafe Osman Abdirahman (Teacher) Tafatiraha, shaqaalaha iyo Weriyaasha Gobolada iyo caalamka ee afkashacabka.com, Dallada Ardayda Dugsiyada Sare ee Gobolka Togdheer Masuliyinteeda iyo xubnaheeda, Dallada Dhalinyarada ee SYNA, Xubnaha iyoMasuliyiinta Naadiga Halkaraan, iyo Dhammaanba Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer Waxay Hambalyo Aroos u dirayaan Arooska Cabdishakur Ibrahin Jamac Geljire iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab oo ku aqalgalay Burco, waxanay leeyihiin Baarakalaahu Lakum Wabaraaka Calaykuma Wajamaca Baynakuma Filkhyr,ilaahay ha idinkala siiyo ubad khayr qaba, noqda kuwii isku raaxaysta isku raaga noloshoodana jacayl ku dhammaysta