Horyaalka Premier League wuxuu noqday mid ka ah horyaalada aadka loo xiiseeyo ee kubadda cagta, waxaana ku sugan xidigo caan ah oo xawaaraha ku dheereeya, sidaas darteed xog aruuriyahaOptaayaa soo saaray liiska ciyaaraha 20-ka xidig ee ugu xawaaraha badan horyaalka xilli ciyaareedkaan.

Mohamed Salah ayaa liiska ciyaartoydaan kasoo gaay meel hoose inkastoo lagu tiriyo xidigaha ugu fir-fircoon ee xawaaraha lagu ogyahay.

Leroy Sane ayaa hogaaminaya liiskaan iyadoo daafaca reer France ee Lurent Koscielny uu kasoo galay kaalinta 10-aad.

Liiska Xidigaha Ugu Orodka Badan:

  1. Leroy Sane (Manchester City)

Xawaaraha:35.48km/h

  1. Patrick Van Aanholt (Crystal Palace)

Xawaaraha: 35.42km/h

  1. Moussa Sissoko (Tottenham)

Xawaaraha: 35.33km/h

4.Theo Walcott (Everton)

Xawaaraha: 35.23km/h

  1. Kyle Walker (Manchester City)

Xawaaraha: 35.21km/h

  1. Antonio Rudiger (Chelsea)

Xawaaraha: 35.19km/h

  1. Wilfried Zaha (Crystal Palace)

Xawaaraha: 35.14km/h

  1. Oliver Burke (West Brom)

Xawaaraha: 35.13km/h

  1. Kiko Femenia (Watford)

Xawaaraha: 35.12km/h

  1. Laurent Koscielny (Arsenal)

Xawaaraha: 35.11km/h

  1. Jamie Vardy (Leicester)

Xawaaraha: 35.09km/h

  1. DeAndre Yedlin (Newcastle)

Xawaaraha: 35.08km/h

=13. Hector Bellerin (Arsenal)

Xawaaraha: 34.99km/h

=13. Pierre-Emerick-Aubameyang (Arsenal)

Xawaaraha: 34.99km/h

  1. Raheem Sterling (Manchester City)

Xawaaraha: 34.97km/h

=16. Kurt Zouma (Stoke)

Xawaaraha: 34.94km/h

=16. Joshua King (Bournemouth)

Xawaaraha: 34.94km/h

  1. Mohamed Salah (Liverpool)

Xawaaraha: 34.93km/h

  1. Sadio Mane (Liverpool)

Xawaaraha: 34.84km/h

=20. Jordan Ibe (Bournemouth)

Xawaaraha: 34.83km/h

=20. Alex Oxlade-Chamberlain (Liverpool)

Xawaaraha: 34.83km/h

=20. Jose Izquierdo (Brighton)

Xawaaraha: 34.83km/h

SHARES0

Aragti Ka Dhiibo Warbixintaan

 

Sii Akhri Wararka Kale Ee Maanta
Daawo: Gabar Yar Oo Soo Bandhigtay Farsamooyinka Neymar, Kadib Oohin Is Qaban Kari Wayday Markii Ay Aragtay Fariin Uu U Soo Diray & Hadyada Maaliyadiisa Brazil Ah

Gabar yar oo taageero weyn u ah Neymar ayaa soo bandhigtay farsamooyin u gaar ah iyada oo ay sheegtay in ay kaga dayato Xiddiga ay taageerto. Gabarta yar ayaa markii dambe...

Daawo: Qaabkii Waalida Ahayd Ee Uu Alvaro Marata Uga Fal Celiyay Markii Badalka Lagu Sameeyay Kulankii Burnley

Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa qaabtay habeen uu doonayo in uu iloobo kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay kooxda Burnley. Morata ayaa fursad loo siiyay...

Chelsea Oo Guul Muhiim Ah Ka Soo Gaadhay Kooxda In Ay Europa League U Soo Baxdo U Ordaysa Ee Burnley Iyo Blues Oo Wali Kaalinta Afraad U Sii Dagaalamaysa.

Chelsea ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda Burnley si ay u sii wadato rajada ay ka leedahay in ay kaalinta afraad ku dhamaysan karto xili ciyaareedkan iyada oo guushan...

Rajadii Ateltico Madrid Ee Koobka La Liga Oo Soo Dhamaatay Iyo Real Sociedad Oo Markale Barcelona U Sahashay In 3 Dhibcood Oo Kaliya Ay Uga Baahato Shanta Kulan Ee Hadhsan.

Kooxda Atletico Madrid ayaa si dhab ah u lumisay rajadii yarayd ee ay ka lahayd koobka La Liga kadib markii ay xaquuq kala soo kulantay kooxda Real Sociedad oo ay marti u...

RASMI: Maamulka Horyaalka La Liga Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Taariikhda & Waqtiga Camp Nou Lagu Ciyaari Doono Kulanka El Clasico-da Labaad Ee La Liga.

Maamulka horyaalka La Liga ayaa si rasmi ah u shaaciyay taariikhda iyo waqtiga Camp Nou lagu ciyaari doono kulanka labaad ee El Clasico-da horyaalka La Liga iyada oo haddaba...