Hargaysa:-Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Inay Soo Kordhisay Kaadh Cusub Oo Keligii Shirkadaha Dalka Oo Dhan Lagula Xidhiidhi Karo

0
Tuesday May 01, 2018 - 15:15:34 in by salman abdi
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Inay Soo Kordhisay Kaadh Cusub Oo Keligii Shirkadaha Dalka Oo Dhan Lagula Xidhiidhi Karo

    Xukuumadda somaliland ayaa sheegtay inay waddo qorshe cusub oo casri ah kaas oo sababaya inuu qofku qaato hal kaadh oo uu dhamaan shirkadaha kula wada hadli karo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda somaliland ayaa sheegtay inay waddo qorshe cusub oo casri ah kaas oo sababaya inuu qofku qaato hal kaadh oo uu dhamaan shirkadaha kula wada hadli karo


 


Wasiirka ganacsiga somaliland ayaa sheegay inay qorshihii ku jiraan isla markaana ay doonayaan inay somaliland la jaan qaado caalamka wuxuuna sheegay inuu qofku xaq u leeyahay in hal kaadh uu kula hadli karo dhamaan kaadhadhka shirkadaha ee dalka gudihiisa ah

 

Wasiirka ayaa sheegay in arinkan uu yahay xaquuq qofka muwaadinka ah leeyahay isla markaana arinkan ayaa noqonaya hadii uu hir-galo mid shacabka dalku mahadinayaan isla markaana wax badan fududayn doona balse shirkadaha dalka ayaan weli arinkan ka hadal.