Muqdisho:-Ra'iisal wasaare Kheyre oo u ambabaxay magaalada Brusels ee dalka Belgium.

0
Wednesday May 02, 2018 - 09:13:36 in by salman abdi
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Ra'iisal wasaare Kheyre oo u ambabaxay magaalada Brusels ee dalka Belgium.

    Muqdisho:-Ra'iisal wasaare Kheyre oo u ambabaxay magaalada Brusels ee dalka Belgium.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Ra'iisal wasaare Kheyre oo u ambabaxay magaalada Brusels ee dalka Belgium.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brusels ee dalka Belgium.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa dalka Belgium -ka waxaa uu uga qeyb-geli doonaa shir looga hadlayo dib u dhiska ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo sidoo amniga dalka ay kala wareegi lahaayeen ciidamada AMISOM.

Waxaa shirkaas soo qaban-qaabiyey dalalka deeqda bixiya, waxaana la filayaa in ay ka soo baxaan go’aano ku saabsan sidii loo tayeyn lahaa ciidamada xoogga dalka si ay amaanka dalka gacanta ugu dhigaan.

Kheyre ayaa ka hor safarkiisaBelgium waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay ciyaartooyda Xulka 17-jirada Soomaaliya ee dalka Burundi uga qeyb galay tartanka Bariga & Bartamaha Africa.