War Deg Deg Ah Afhayeen Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay+Sababta ka danbays.

0
Wednesday May 02, 2018 - 13:35:06 in by salman abdi
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Afhayeen Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay+Sababta ka danbays.

    War Deg Deg Ah Afhayeen Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay+Sababta ka danbays.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Afhayeen Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Hada Xabsiga Loo Taxaabay+Sababta ka danbays.

Af-hayeenka  Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan ayay ciidamada Booliska Somaliland goordhawayd  xidheen.


Mudooyinkan dambe  waxa ay xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi xabsiga utaxaabtay dhawr qof kuwaasi oo uu kujira Boqor Cismaan Buurmadaw iyo dhalin yaro kale.Xadhiga af-hayeenka ayaan lagaranayn sababta  rasmiga ah ee ka dambaysa, waxaanu ku xidhanyahay saldhiga Iftin ee degmada Axmed Dhagax.