Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League-Ga Ethiopia Oo Lagu Garaacay Garsoore Kaddib Markii Uu Qaatay Go'aan Xasarad Kiciyey

0
Wednesday May 02, 2018 - 17:34:17 in by salman abdi
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League-Ga Ethiopia Oo Lagu Garaacay Garsoore Kaddib Markii Uu Qaatay Go'aan Xasarad Kiciyey

    Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League-Ga Ethiopia Oo Lagu Garaacay Garsoore Kaddib Markii Uu Qaatay Go'aan Xasarad Kiciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier League-Ga Ethiopia Oo Lagu Garaacay Garsoore Kaddib Markii Uu Qaatay Go'aan Xasarad Kiciyey

Ciyaaryahanno ayaa weeray ku qaaday garsoore kaddib markii uu qaatay go’aan muran dhaliyey kulanka ka tirsanaa Ethopian’s Football Premier League.

Kooxda Militariga iyo Welwalo Adigrat University ayaa mid 1-1 lahaa markii uu garsooraha ansixiyey kubadd diilinta goolka dhaaftay oo uu siiyey kooxda Militariga.


Kaddib go’aankaas, waxaa eryaday ciyaaryahanada Welwalo Adigrat iyaga oo feedh la dhacay mid ka mida tababareyaashooda.

Tababarahaas shaqada waa laga eryey iyada oo ay hakiyeen kulamadii Premier League xiriirka kubadda cagta ee Ethiopia.

Muuqaal ay baahisay warbaahinta qaranka Ethiopia ayaa muujinaya garsooraha oo iski difacaya meel u dhaw calanka koornada.


Dhacdooyin nocaas oo ah oo muddooyinkii dambe ka jiray horyaalka Ethiopia ayaa sababay in la hakiyo Tartanka.

Xiriirka kubadda cagta waxa ay khamiista la kulmi doonaan 16ka kooxood ee horyaalka ka dheela