Hargeisa:- Gudomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Si Loogu Soo DHaweeyay Gobolka Saaxil.

0
Friday May 04, 2018 - 16:37:56 in by salman abdi
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Gudomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Si Loogu Soo DHaweeyay Gobolka Saaxil.

    Hargeisa:- Gudomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Si Loogu Soo DHaweeyay Gobolka Saaxil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Gudomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gaadhay Magaalada Berbera Iyo Si Loogu Soo DHaweeyay Gobolka Saaxil.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ka dib markii uu ka soo laabtay Ceergaabo oo uu ku sugnaa shalay.


Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa lagu wadaa in uu meel fagaare ah kala hadlo shacabka reer Berbera, kuwaas oo uu u sheegi doono in xisbigoodu uu u hayo taageeradii ay isla barbar taageen doorashadii madaxtooyadda.
Ujeedada Safarka Guddoomiyaha Waddani ee Wakhtigan ayaa salka ku haya sidii uu ugu mahad celin lahaa taageereyaashii Codkooda siiyay Wakhtigii doorashadii Madaxtooyadda ee sanadkii hore ka qabsoontay Somaliland.

Guddoomiyaha Waddani


Oo Socdaalkiisa ku soo maray Magaalooyinka Ceergaabo, Laascaanood iyo Burco ayaa si weyn u naqdiyay doorashooyinkii waddankii wadanka ka qabsoomay iyo Hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi cabdi.