Hargeisa:- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hada Ansixiyay Xeer Cusub Iyo Waxa Uu Yahay Xeerka Goluhu An sixiyeen.

0
Sunday May 06, 2018 - 14:12:37 in by salman abdi
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hada Ansixiyay Xeer Cusub Iyo Waxa Uu Yahay Xeerka Goluhu An sixiyeen.

    Hargeisa:- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hada Ansixiyay Xeer Cusub Iyo Waxa Uu Yahay Xeerka Goluhu An sixiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hada Ansixiyay Xeer Cusub Iyo Waxa Uu Yahay Xeerka Goluhu An sixiyeen.

Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa waxa ay mudaneyaashu cod ku ansixiyeen xeerka Qandraasaadka qaranka oo ay doodiisu dhamaatay.


Waxa xeerkaasi ogolaaday 40 xildhibaan, 1 Xildhibaan ayaa diiday waxaana xeerkaasi ka aamusay laba xildhibaan, sidaas ayaanu ku ansaxay oo uu ku meel maray xeerka Qandaraasaadka qaranka ee horyaalay golaha wakiiladda Somaliland.
Xeerkan ayaa waxa ka hor inta aan la ansixinin uu guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad uu cadeeyay in uu muhiimad gaar ah u leeyahay qaranka isla markaana ay dhawri doono sinaanta Iyo dhawrista Hantida qaranka.