Daawo: Qaabkii Ay Man City Ugu Dabaal Degtay Koobka Horyaalka Premier League

0
Sunday May 06, 2018 - 18:20:59 in by salman abdi
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Qaabkii Ay Man City Ugu Dabaal Degtay Koobka Horyaalka Premier League

    Daawo: Qaabkii Ay Man City Ugu Dabaal Degtay Koobka Horyaalka Premier League

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Qaabkii Ay Man City Ugu Dabaal Degtay Koobka Horyaalka Premier League

Xiddigaha kooxda Man City ayaa maanta si Rasmi ah ugu dabaal degay koobka horyaalka premier League kadib markii ay bar-baro la galeen kooxda Huddersfield.

Man city ayaa wakhti hore ku guulaystay horyaalka iyada oo dhamaadka horyaalku ka harsan yihiin 4 kulan kadib markii united guuldaro kala kulantay West Brom.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa qaabkii ay xiddigaha Man city ugu dabaal dageen horyaalka premier League xilli ciyaareedkan

Kala soo Shabkada Afka shacbka[ Mohomed qeyz]