War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Rag Hargeysa Ku Samaynayey Baasaaboorka Soomaaliya

0
Tuesday May 22, 2018 - 11:10:35 in by salman abdi
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Rag Hargeysa Ku Samaynayey Baasaaboorka Soomaaliya

    War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Rag Hargeysa Ku Samaynayey Baasaaboorka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Rag Hargeysa Ku Samaynayey Baasaaboorka Soomaaliya

Xukuumada somaliland ayaa goor dhawayd xabsiga u taxaabtay rag magaalada Hargeysa ku samaynayey baasaaboorka dalka soomaaliya.

Sida ay sheegayaan warar Aan helayno, ragan ayaa haatan ku xidhan saldhiga degmada Ibraahin Koodbuur ee magaalada Hargeysa kuwaas oo tiradoodu tahay shan qof.


Xukuumada somaliland ayaa dhinaceeda ilaa hadal talaabada ay ciidamada boolisku ku soo qabteen ragan ku eedaysan inay baasaaboorka soomaaliya ku samaynayeen gudaha magaalada Hargeysa.Ciidamada booliska somaliland ayaa ragan iyo qalab ay siteenba gacanta ku soo dhigay, iyada oo ay jirtay mar hore oo ay soo qabteen balse ay xukuumada somaliland dib ugu celisay xoriyadoodii.