Ethoipia:-Raysal Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Itoobiya.

0
Sunday May 27, 2018 - 09:53:31 in by salman abdi
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethoipia:-Raysal Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Itoobiya.

    Ethoipia:-Raysal Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethoipia:-Raysal Wasaaraha Somaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Itoobiya.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda

Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra'iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed.



 

 

Kulankan oo ahaa mid midho Dhal ah ayaa qodobadii labada Ra'iisul wasaare ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa koboca dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka argagixisada.


Wasiirka Qorshaynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda, iyo Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia ayaa ku wehliyey Ra’iisul wasaaraha kulanka uu la yeeshay Dr. Abiy Ahmed.


Kulankaan ay Addis Ababa ku yeesheen labada Ra'iisul Wasaare ayaa noqonaya kii u horreeyey tan iyo xilligii uu Dr. Abiy Ahmed uu noqday Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia.