Ethiopia:-Dowladda Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xabsiga Ka Sii Daynayso Siyaasi Haysta Dhalashadda Dalka Ingiriiska.

0
Sunday May 27, 2018 - 11:30:58 in by salman abdi
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia:-Dowladda Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xabsiga Ka Sii Daynayso Siyaasi Haysta Dhalashadda Dalka Ingiriiska.

    Ethiopia:-Dowladda Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xabsiga Ka Sii Daynayso Siyaasi Haysta Dhalashadda Dalka Ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia:-Dowladda Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xabsiga Ka Sii Daynayso Siyaasi Haysta Dhalashadda Dalka Ingiriiska.

Warbaahinta ay maamusho dowladda dalkaasi ayaa sheegtay in Andargachew iyo ilaa 600 oo qof oo kale oo xabsiga ku jiray lasii deyn doono. Dowladda Ingiriiska ayaa marar badan isku dayday in ay ninkan xoriyadiisa dib ugu soo celisso intii uu xabsiga ku jiray. Raysul wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Axmed oo xilka qabtay bishii April ee sanadkan ayaa sii daayay kumannaan maxbuus ah oo ay ku jireen siyaasiyiin sar-sare iyo Wariyeyaal.