Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Baydhabo Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
Sunday June 03, 2018 - 17:21:51 in by salman abdi
  • Visits: 361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Baydhabo Iyo Ujeedka Safarkiisa

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Baydhabo Iyo Ujeedka Safarkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Baydhabo Iyo Ujeedka Safarkiisa Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan

Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Goordhow gaadheyd magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

 

 


Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan, iyo cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor


Waxaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Magaalada Baydhabo.

Image may contain: 3 people, people standing and suit


Waxaa sidoo kale magaalada Baydhabo kusii jeedda qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyadda, waxaana galinka danbe ee maanta lagu wadaa in uu halkaa ka furmo shirka Amniga Qaranka.