War Deg Deg Ah Ciid Mubaarak---Wadamada Laga Arkay Bisha Iyo Tiradooda.

0
Thursday June 14, 2018 - 20:06:54 in by salman abdi
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Ciid Mubaarak---Wadamada Laga Arkay Bisha Iyo Tiradooda.

    War Deg Deg Ah Ciid Mubaarak---Wadamada Laga Arkay Bisha Iyo Tiradooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Ciid Mubaarak---Wadamada Laga Arkay Bisha Iyo Tiradooda.

Deg Dega:--Ciid Mubaarak---Wadamada Laga Arkay Bisha SAUDI ARBIA QATAR UAE INDUNISIA TURKIGA MALAYSIA Oo Xaqijiyay Inay Maalinta Bari 15 Jun Tahay Ciidul Fitri Maalintii Koobaad Waa Jumce Iyo Ciid Isgalay Maansha Allah

Wadami Ay Kamid Yihiin QATAR UAE INDUNISIA TURKIYA Ayaa laga Arkay Bishii Waxaanay Xaqiijiyeen Inay Maalinta Bari Tahay Ciidul Fitriga Maalintii Ugu Horayasay Ku Ciida Farax Barwaaqo Badhaadhe Caafimaad Khayr Insha Allah

The first day of Eid al-Fitr will be Friday, June 15, in most Islamic countries after the moon of the month of Shawwal has been sighted.
Qatar, UAE, Saudi Arabia, Indonesia, Turkey, and Malaysia were among the first countries to announce Friday as the first day of Eid.
The moon was not sighted in India or in Pakistan, which means that Eid will be celebrated on Saturday, June 16.
New Zealand and Australia will also ring in the Eid celebrations on Saturday.

Bahda Warbaahinta Batalaalenews:--Oo Idin Leh Faraxad Ku Ciida Maalinta Bari Oo BisHani Tahay 15 June Jumce Ilaahay Fadliga Iyo Kharkaba Hayna Waafajiyo Aamiin Aamin Aamiin

XIGASHO AL-JAZIIRA

eid 2018