Muqdisho:-Qaabkii Raysal Wasaaraha Itoobiya Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Moqdisho.

0
Saturday June 16, 2018 - 14:33:43 in by salman abdi
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Qaabkii Raysal Wasaaraha Itoobiya Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Moqdisho.

    Muqdisho:-Qaabkii Raysal Wasaaraha Itoobiya Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Moqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Qaabkii Raysal Wasaaraha Itoobiya Maanta Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Moqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayo Raiisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali, iyagoona salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Baambeeyda Soomaaliyeed.

Image may contain: 1 person, sky and outdoor

 

 


Raiisul Wasaaraha iyo wafdigiis ayaa booqasho rasmi ah oo qaadaneysa hal maalin ku joogaya Soomaaliya, kaddib casuumaad uu u fideyey Madaxweynaha JFS.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit, beard and wedding


Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa haatan waxaa u socdo wada xaajood ay kaga arrinsanayaan sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo xiriirka ka dhexeeya labada dal.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and flower

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, wedding and suit