Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika+Akhriso

0
Tuesday August 26, 2014 - 19:44:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika+Akhriso

    Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cudurka Halista Ah Ee Ebola Oo Usoo Gudbay Bariga Afrika Siday Wararku Nagu Soo Gaadhayaan Cudurka Halista Ah Ee Ebola Ayaa Ka dilaacay wadanka kenya Gaar Ahaana Gobolka Meru Kenya Dadka Cudurkan Laga helay Ayaa ah dadka ka shaqeeya beeraha qaadka inkasta oo aan warkaasi si fiican loo shaacin oo dadkaasi si qarsoodi ah loogu dabiibayo cisbitaal weyn oo ku yaala gobolkaasi ayaa hadana waxa soo baxaya warar iftiminiya dilaacista cudurkaasi inkasta oo dowlada kenya ay arintani bustaha saa rayso cabsi ay ka qabto in la xayiro dhamaan qaadka ka yimaada kenya darteed

Cudurka Ebola ayaa ah cudur halis ah oo si dhakhso ah dadka is kaga gudba waxaana uu saameeyey wadamo badan oo ku yaala galbeedka afrika isaga oo dad tira badan laayey waxana dadaal dheer loo galay sidii cudurkaasi loo xakamayn lahaa
Hadii Ay dhab Noqoto dilaacista cudurkaasi ee wadanka kenya waxaa khatar galaysa nolosha dadka reer kenya isaga oo saamayna ku yeelan doona kuwa ku noo wadamada bariga afrika

Contact@afkashacabka.com