Dagaal Culus Oo Maanta Dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Khaatumo

0
Tuesday August 26, 2014 - 21:57:29 in by salman abdi
  • Visits: 1718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Culus Oo Maanta Dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyada Khaatumo

    Dagaal Balaadhan oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa maanta dhexmaray Ciidamada Qaranka jamhuuriydda Somaliland iyo Maleeshiyada Khaatumo Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Saax-dheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Balaadhan oo la sheegay in uu socday saacado badan ayaa maanta dhexmaray Ciidamada Qaranka jamhuuriydda Somaliland iyo Maleeshiyada Khaatumo Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Saax-dheer


Warrka ka soo baxayaa dagaalkan ayaa waxay tibaaxayaan in Ciidamada qaranka Somaliland uu ka Dhintay hal Askari, Halka Kooxda Maleeshiyada Khaatumana ay ka dhinteen in ka Baddan 10 dhaawucuna uu intaasi ka baddan yahay.

sidoo kale waxaa la sheegay in ay Ciidamada qaranka Somaliland Gacanta ku dhigeen in ka Baddan 30 maleeshiyo ka tirsan khaatumo kuwaasi oo maanta galinkii hore soo weeraray Fadhiisimada Hore ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Deeganka Sax-dheer.

 

Illahaa hada Xukuumada Somaliland kamay hadal Dagaalkan maanta ka dhacay Deeganka Saax-dheer.

 


Contact@afkashacabka.com