Trump Oo Wajahay Cadaadis Ku Aadan Siyaasada Ku Dhanka Ah Muhaajirinta

0
Monday June 18, 2018 - 11:00:36 in by salman abdi
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Wajahay Cadaadis Ku Aadan Siyaasada Ku Dhanka Ah Muhaajirinta

    Trump Oo Wajahay Cadaadis Ku Aadan Siyaasada Ku Dhanka Ah Muhaajirinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Trump Oo Wajahay Cadaadis Ku Aadan Siyaasada Ku Dhanka Ah Muhaajirinta

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa wajahaya cadaadiis ku aadan inuu wax ka bedelo siyaasadiisa ku aadan muhaajiriinta.

Arrintan ayaa imaneyso iyadoo dhawaan muhaajiriin doonayay inay galaan Mareykanka ay caruurtooda ku kala tageen xadka Mareykanka uu la wadaago Mexico.

Xaaska Madaxweyne Trump Melanie Trump iyo xaaska madaxweyne hore oo Mareykanka ah ayaa walaac ka muujisay qaabka madaxweyne Trump uu u wajahayo muhaajiriinta.

Bayaan ay soo saartay Melania Trump ayaa waxa ay ku sheegtay inaysan jecleyn inay aragto caruur laga fogeynayo qoysaskooda.

Iyad oo si aan buurneyn u naqdienyso qaabka uu zowjkeeda waa madaxweyne Trump e uu u wajahayo siyaasada socdaalka


ayaa waxa ay sheegtay in sharciyada Mareykanka ay tahay in la raaco sidoo kale ay tahay haatan dalka in si daacad ah loo maamulo.Marwadii koowaad ee hore ayaa waliba arrintan kusii fogaatay.

Laura Bush oo ku nool xadka goblka Texas laguna qoray warbixinteeeda wargeyska Washington Post ayaa waxa ay ku tilmaantay in siyaasada dulqdaas la'aanta muhaajiriinta ay tahay mid foolxun, damiir la'aan ah iyo qalbi jab.

Waxa ay sheegtay in sameyntta magaalooyin la dejiyo caruurta walidkood laga fogeeyo iyo in loo badelo goobaha ganacsig meel lagu xareeyo caruurta inay kadhigan tahay xasuus cabsi ku dheehan oo la mid ah xerooyinkii laga soo buuxin jiray maxaabiistii Japan ee Mareykanka xiligii uu socday dagaalkii labaad ee dunida.