Muqdisho:-Isku Shandhayn Lagu Sameeyay Ciidanka Boliska Muqdisho Oo Keentay In Saldhig Bolis Loo Dhiibo Haweenay

0
Friday June 22, 2018 - 10:06:01 in by salman abdi
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Isku Shandhayn Lagu Sameeyay Ciidanka Boliska Muqdisho Oo Keentay In Saldhig Bolis Loo Dhiibo Haweenay

    Muqdisho:-Isku Shandhayn Lagu Sameeyay Ciidanka Boliska Muqdisho Oo Keentay In Saldhig Bolis Loo Dhiibo Haweenay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Isku Shandhayn Lagu Sameeyay Ciidanka Boliska Muqdisho Oo Keentay In Saldhig Bolis Loo Dhiibo Haweenay

isku shaandhayn  ayaa lagu sameeyey taliyeyaasha saldhigyada booliska ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha guud ee ciidanka Booliiska Somaliya  Bashiir Cabdi ayaa ku dhawaaqay isku shaandhayntan oo sidoo kale lagu magacaabay taliyayaal cusub.

Waxaa taliyayaasha cusub ee la magacaabay ka mid ah gabadh muddo u shaqaynaysay booliiska Soomaaliya taa soo sidata darajada Dhame isla markaana lagu magacaabo Raxma Salaad Maxamed.

Dhame Raxma Salaad Maxamed ayaa loo magacaabay taliye saldhig, iyada  oo sheegtay in xilka haatan loo dhiibay ay mid ka culus hore u soo qabatay  isla markaana ay ka soo bixi doonta kan hada loo magacaabay.

"Shaqadeydii qaran ee aan qaban jiray mid ka mid ah ayay ii tahay magacaabista taliyaha saldhiga Shangaani la ii magacaabay, shaqo ka adag na horey waan u soo qabtay iyadana in aan qabto diyaar ayaan u ahay" ayay tidhi Dhame Raxma oo u warantay BBCsomali

 

Sidoo kale dhame Raxma Salaad Maxamed ayaa sheegtay inay xilkan ku mutaysatay shaqadeeda oo ay uga soo baxdo sida ugu wanaagsan.

Dhamme Raxma salaad maxamed ayaa booliiska Soomaaliya ku biirtay sanaddii 20106.