War Deg Dega:Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay

0
Sunday July 01, 2018 - 16:37:46 in by Burco Office
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay

    War Deg Dega:Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Dega:Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay Akhriso Qodobada Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis Oo Lagu Dhawaaqay Waxaa maanta si rasmi ah u soo

 

xidhmay shir sagaalkii cisho ee ugu danbeeyey u socdey beesha Garxaajis , waxaana shirkaas oo maanta soo xidhmay laga soo saaray 8 qodob oo kala ah .


1.Midnimada Garxajis

2.Saami qaybsiga dawlada oo aan cadaalad ku dhisnayn

3.Qootada qandaraasyada dalka oo cid gaara ah la siiyay

4.Sinaanshiiyo laaanta shaqaalaha dawlada, ciidamada , sharaakiisha ciidamada iyo waxii la mid ah

 5.In beelaha Somaliland oo dhan lala shiro si dib loogu soo noqdo Axdi qarameedkii iyo dastuurkii lagu heshiiyay

6.In la furo dastuurka dalka si beelaha darafyadu uga Qaybta qaataan dawlada Hogaanka dalkana loogu sinaado

7.Beeshu waxay cadaynaysaa in labadii xukuumadeed ee iska dambeeyay Aanay dhex ka ahayn colaaada Ceel Afweyn ,Waxaana ay ku eedeeyeen in qaaar ka mida wasiirada xukuumada Muuse sii hurinayaan colaaadaaas

8.Waxaanu ka digaynaa in Beesha lagu sheego Somaliweyn, maadaama beeshu ahayd bud dhigii xoraynta dalka dad badana kaga dhinteen.