Caalamka:-Carruur la la'aa oo ayagoo nool laga helay bohol Iyo Halka Ay Ku Sugan Tahay Xaaladooda Caafimad.

0
Tuesday July 03, 2018 - 08:36:22 in by salman abdi
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Carruur la la'aa oo ayagoo nool laga helay bohol Iyo Halka Ay Ku Sugan Tahay Xaaladooda Caafimad.

    Caalamka:-Carruur la la'aa oo ayagoo nool laga helay bohol Iyo Halka Ay Ku Sugan Tahay Xaaladooda Caafimad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Carruur la la'aa oo ayagoo nool laga helay bohol Iyo Halka Ay Ku Sugan Tahay Xaaladooda Caafimad.

Kooxaha samata bixinta ayaa ku hawlan sidii ay 12 wiil iyo tababarahoodii kubadda cagta u soo saari lahaayeen, kuwaasoo la helay ayagoo nool oo ku dhex jira bohol ay biyo ka buuxaan, dalka Thailand.

Muddo 9 maalmood ah ayaa la la'aa. Muuqaallo Fiidiyoow oo laga soo duubay ayaa muujinaya markii ay quusayaal British ah ay la kulmeen carruurtaas oo diif ay ka muuqatay,kuwaasoo ku sugnaa meel qallalan laakinse ay biyo ku hareereysnayeen.

Qaar ka mid ah waalidiinta carruurta oo ku faraxsan in caruurtooda la helayLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionQaar ka mid ah waalidiinta carruurta oo ku faraxsan in caruurtooda la helay
Waa wiilasha iyo tababarahoodaLahaanshaha sawirkaFACEBOOK
Image captionWaa wiilasha iyo tababarahooda

Cunno iyo dawo ayaa loo qaaday.

Kooxaha samata bixinta ayaa iminka go'aan ka gaaraya in ay kooxdaas soo dhex mariyaan marinnada ay biyuhu ka buuxaan, ayadoo la isticmaalayo qalabka quusidda, ama ay sugaan ilaa inta ay tabartooda uga soo noqonayso oo biyahana dibadda loo soo bam garaynayo.