Ethiopia:-Ciddamada ammanka itoobiya oo lagu eedeyay inay jirdil ka geysten jeel ogaadeeniya.

0
Thursday July 05, 2018 - 07:33:08 in by salman abdi
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia:-Ciddamada ammanka itoobiya oo lagu eedeyay inay jirdil ka geysten jeel ogaadeeniya.

    Ethiopia:-Ciddamada ammanka itoobiya oo lagu eedeyay inay jirdil ka geysten jeel ogaadeeniya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia:-Ciddamada ammanka itoobiya oo lagu eedeyay inay jirdil ka geysten jeel ogaadeeniya.

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa faahfaahin ak bixinaysa sida ciidamada Ammaanka Itoobiya ay jirdilka ugu gaystaan islamarkana ay u kufsadaan maxaabiista siyaasadda ee gobolka Soomaalida Itoobiya.

Warbixinta oo ka kooban 88 bog islamarkana ay soo saartay hay'adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeeynaysa saraakiisha Itoobiya iyo booliiska eegaanka ee loo yaqaano Liyu.

Inta badan maxaabiista ayaa xabsiga la dhigay iyaga oo aan wax maxkmad ah la soo taagin sida ku cad warbixinta.

Hay'adda HRW ayaa warbixinteeda ku sheegtay in inta badan dadka lagu xiro xabsiga jeeyl Ogaadeeniya ay yihiin kuwa lala xiriiriyo in ay ak tirsan yihiin jabhadda ONLF oo ah mucaarad al mamnuucay.