Ceel-Afweyne:-Madaxweyne Kuxigeenka Saylic Oo Booqaday Wada Isku Xidha Gobolada Togdheer Iyo Sanaag+Xiliga Ay Dhamanayso Oo La Soo Bandhigay.

0
Tuesday July 10, 2018 - 16:31:57 in by salman abdi
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceel-Afweyne:-Madaxweyne Kuxigeenka Saylic Oo Booqaday Wada Isku Xidha Gobolada Togdheer Iyo Sanaag+Xiliga Ay Dhamanayso Oo La Soo Bandhigay.

    Ceel-Afweyne:-Madaxweyne Kuxigeenka Saylic Oo Booqaday Wada Isku Xidha Gobolada Togdheer Iyo Sanaag+Xiliga Ay Dhamanayso Oo La Soo Bandhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceel-Afweyne:-Madaxweyne Kuxigeenka Saylic Oo Booqaday Wada Isku Xidha Gobolada Togdheer Iyo Sanaag+Xiliga Ay Dhamanayso Oo La Soo Bandhigay. Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maalintii Shalay Gaadhay Degmada Ceel-afweyn Ee Gobolka SANAAG Ayaa Saaka Kormeer Indho Indhayna Ku Tegay Wadada Isku Xidha Togdheer Iyo Sanaag Ee Magaceeda Loo Bixiyey "SIILAANYO ROAD" Wadadan Oo Kamida Waxqabadkii Xukuumadii Hore Balse Weli Qabyo Ah,Waxaa Kasocda Dhisme Iyada Oo Ay Gacanta Ku Hayaan Wakaalada Jidadka Iyo Horumarinta WADOOYINKA