South Africa:20 qof oo ku dhaawacantay shil diyaaradeed dalka Koonfur Afrika

0
Wednesday July 11, 2018 - 09:02:48 in by salman abdi
  • Visits: 682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    South Africa:20 qof oo ku dhaawacantay shil diyaaradeed dalka Koonfur Afrika

    20 qof ayaa ku dhaawacantay shil diyaaradeed ka dhacay dalka Koonfur Afrika

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

20 qof ayaa ku dhaawacantay shil diyaaradeed ka dhacay dalka Koonfur Afrika


Waaxda caafimaadka deg deg ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa barta Twitter-ka ay ku leedahay kusoo bandhigtay warar sheegaya in 20 qof ay ku dhaawacmeen shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga magaalada Pretoria ee dalkaasi.

Shilka ayaa ka dhacay deegaan la yiraahdo Woonderboom oo uu ku yaallo garoon ay ku degaan diyaaradaha yar yar.