Ethoipia:-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Arimaha Debeda+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

0
Thursday July 12, 2018 - 17:21:09 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethoipia:-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Arimaha Debeda+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

    Ethoipia:-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Arimaha Debeda+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethoipia:-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Arimaha Debeda+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. Wasiirka W/Arimaha Debeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya,Kulankan Oo Saacado Badan Qaatay Waxaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood Usii Xoojin Lahaayeen,Cilaaqaadka Ka Dhexeeya Dawlada Somaliland Iyo Itobiya,

Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland,Waxa Uu Dawlada Itobiya U Bandhigay Fursado Ganacsi Oo Ka Banaan Dawlada Somaliland,Sidoo Kale Waxa Wasiirku Dhigiisa Kala Hadlay Sidii Loo Fududayn Lahaa Isku Socodka Labada Dal,Maadama Oo Ay Labada Wadan Ee Itobiya Iyo Somaliland Oo Danwadaaga

 

Ugu Danbayn Xukuumada Somaliland Ayaa U Muuqata Inay Doonayso Inay Ka Faa,iidaysato Isbedelka Hanaqaaday Ee Ka Bilaamay Wadanka Itobiya,Kaas Oo Saamayn Weyn Ku Yeeshay Wadamada Geeska Africa

Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 1 person, standing and suit
Image may contain: 3 people, people standing