Canada:-Labo ruux oo dhimatay iyo 15 kale oo ku dhaawacantay toogasho Canada ka dhacday.

0
Monday July 23, 2018 - 09:09:37 in by salman abdi
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Canada:-Labo ruux oo dhimatay iyo 15 kale oo ku dhaawacantay toogasho Canada ka dhacday.

    Canada:-Labo ruux oo dhimatay iyo 15 kale oo ku dhaawacantay toogasho Canada ka dhacday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Canada:-Labo ruux oo dhimatay iyo 15 kale oo ku dhaawacantay toogasho Canada ka dhacday.

Labo ruux oo mid ka mid ah uu yahay ninkii hubaysnaa iyo haweenay da'yar ayaa dhintay 13 ruux oo kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib toogasho ka dhacday magaalada Toronto, sida uu sheegay booliiska dalka Canada.

Toogashada ayaa ka dhacday agagaarka Danforth iyo Logan habeennimada Axadda.

Dadka dhaawaca ah waxaa ka mid ah gabadh yar, waxaana xaaladdeeda lagu sheegay mid aad u liidata, booliiska ayaa dalbanaya dad goobjoogeyaal ah.

Qaar ka mid ah dadkii dhaawaca ahaa ayaa lagu daweeyay isla goobtii, halka kuwo kalana loola cararay isbitaallo ka ag dhaw, ma cadda ujeedada laga lahaa toogashadaas.

Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @KrisReports

Does the 9 include the shooter??

— Kris Pangilinan (@KrisReports)23 Bisha Todobaad 2018

Dhammaadka Twitter daabacaadda qore @KrisReports

Jeremy Cohn oo ah saxafi ka tirsan @globalnewsto ayaa soo dhigay muuqaalkan isaga oo sheegaya in ay dhaawacyadu daadsan yihiin goobo kala duwan.

Ka gudub Twitter daabacaad W.Q @JeremyGlobalTV

BREAKING: Multiple people shot on Danforth Av in Greektown. Victims are spread across many blocks.pic.twitter.com/PvobE1so81