Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

0
Tuesday July 31, 2018 - 12:51:57 in by salman abdi
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

    Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dayac Ku Habsaday Xarunta Ciidanka Dam-damiska Gobolka Togdheer Iyo Mooganaanta Xukuumada Somaliland

Hargaisa Waxaa Ku Taal Xarunta Ciidamada Dabdamiska Ugu Wayn Dalka oo Si Fiican Loo qalabeeyay, Ciidamada Dabdamiska Burco mahaystaan Xarun ama Xafiis Rasmiya marka laga Reebo Dhismaha burbursan ee Warshaddii Galayda Dawladdii Siyaad barre oo Si Kumeel gaadha Loo dajiyay, Ciidamada Dabdamiska Caasimadda Waxaa lagu Bixiyaa Tayayntooda Dhaqaalaha ugu Badan Iyadoo Lasiiyo tababar, mushahar, Darajooyin iyo gaadiid casriya.
Ciidamada DabdamiskaCaasimadda labaad ee burco mahelaan wax dhaqaalaa, Tababar fiican, iyo wax gaadiida Darajooyinna daaba iyadoo labada gaadhi ee ay ku shaqeeyaan Mid iska leedahay Dawladda hoosee burco ka kalena yahay kii Madaarka magaalada halkay shiidaalka baaburta marna helaan marna waayaan.

Sikastoo ay tahay Ciidamada Dabdamiska ayaa kamida Baahiyaha ay qabaan shacabka magaalada burco ee xukuumadaha somaliland soo maraa iska indha tiraan, Shacabka Magaalada burco ayaa aaminsan in xaqii Ciidamada Dabdamiskoodu lahaa soo dhaafin caasimadda hargaisa.

"Burco Cidna uma maqna Ceella uma Qodna"


 

 


QalinkiiMahad Cali Goodir