War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Buudoodle Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay

0
Wednesday August 01, 2018 - 21:50:34 in by salman abdi
  • Visits: 374
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Buudoodle Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay

    War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Buudoodle Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Buudoodle Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay

-Qarax looga adeegsaday gaadhi ayaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Qaraxa oo ka dhacay agagaarka Masjid Jaamaca Buuhoodle ayey wararku sheegayaan inay ku dhinteen afar qof oo uu ku jiro masuul wasiirka arimaha gudaha wakhti hore ugu magacawnaa maamulka Khaatumo.


Wasiirka hawlaha guud ee somaliland ayaa wariyeyaal u xaqiijiyey qaraxa ka dhacay Buuhoodle, iyada oo aan ilaa hada la ogaan Karin khasaaraha dhabta ah ee uu sababay qaraxaasi.Ilaa hada dad dhaawacyo kala duwan qaba ayaa la gaadhsiiyey cusbitaalka Buuhoodle.

Wararka ka imanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in rasaasi hada ka dhacayso gudaha magaalada, iyada khasaaraha qaraxu gaystay iskugu jiro naf iyo mood.