Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa Iyo Muqdisho

0
Thursday August 02, 2018 - 18:22:19 in by salman abdi
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa Iyo Muqdisho

    Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa Iyo Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Faroole Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arin Ku Saabsan Wadda Hadalkii Hargeysa Iyo Muqdisho

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole kana mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa kulan la qaatay raysal wasaaraha dawlada federaalka ah oo ku sugan magaalada Garoowe.


Senetar Cabdiraxmaan Faroole oo la hadlay warbaahinta ayaa ka waramay kulanka uu la qaatay raysal wasaare Khayre waxaanu yidhi "Waxaan kulanay oo gurigayga iigu yimid raysal wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo aan ka wada-hadalnay arrimo caam ah oo ku saabsan dowlad-nimada Soomaaliya.”Raysal Wasaare Khayre oo gurigiisa ku booqday Senetor Cabdiraxmaan Farooele ayaa raysal wasaaraha ka dalbaday in lagu dhakhsado anbaqaadka wada hadalkii u dhaxeeyey somaliland iyo soomaaliya.

Senetor Cabdiraxmaan Faroole ayaaoo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "waxaan ka wada-hadalnay in la dedejiyo wada-hadallada Soomaaliland oo lala hadlo oo waxay tabannayaan la maqlo oo ajande aan qarsooneyn aan dhinacna kaga jirin."