Ciidamo Ka Socda Dawlada Faderaalka Itoobiya Oo La Wareegay Guud Ahaan Magaalada Jig Jiga Iyo Madaxweyne Cabdi Ilay Oo La Sheegay In La Qabtey

0
Saturday August 04, 2018 - 11:58:43 in by salman abdi
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Ka Socda Dawlada Faderaalka Itoobiya Oo La Wareegay Guud Ahaan Magaalada Jig Jiga Iyo Madaxweyne Cabdi Ilay Oo La Sheegay In La Qabtey

    Ciidamo Ka Socda Dawlada Faderaalka Itoobiya Oo La Wareegay Guud Ahaan Magaalada Jig Jiga Iyo Madaxweyne Cabdi Ilay Oo La Sheegay In La Qabtey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo Ka Socda Dawlada Faderaalka Itoobiya Oo La Wareegay Guud Ahaan Magaalada Jig Jiga Iyo Madaxweyne Cabdi Ilay Oo La Sheegay In La Qabtey

Xaalad cabsi iyo jahwareer ayaa kataagan magaalada Jigjiga kaddib markii ciidamo saaka ay magaalada qabsadeen.


Wararka waxay sheegayaan in magaalada ay bililiqo ka jirto islamarkaasna aysan jirin cid gacanta ku hayso ammaanka.


 

 


Boqolaal qof ayaaa lagu soo warramaya inay ku dhaawacmeen dhacdada ay militariga kula wareegeen magaalada.


Warbaahinta Adis Standard ayaa barta Twitter-ka kusoo bandhigtay sawirro muujinaya ciidammada militariga oo saaran baaburta gaashaman oo ku sugan magaalada Jigjiga.



Waxay intaasi ku dartay in ciidammada ay gaareen caasimmada dowlad deegaanka kaddib markii ay guuldaraysteen isku dayo loogu yeerayay madaxweyne Cabdi Cumar Maxamud.


Sidoo kale wararka aanu helayno ayaa sheegaya in ciidamu ay iminka la wareegeen xarunta madaxtooyada Jigjiga isla markaana ayxidheen madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar in kasta oo aan wararkaas si rasmi ah loo cadeyn