Daawo Muqaal: Boqolaal Yahuud Oo Laga Masaafuriyay Dal Kuyaala Latin Amerika,

0
Tuesday September 02, 2014 - 07:50:03 in by salman abdi
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal: Boqolaal Yahuud Oo Laga Masaafuriyay Dal Kuyaala Latin Amerika,

    Boqolaal Yahuud ah oo ku dhaqan Deegaan lagu Magacaabo San Juan oo ka tirsan dalka Guatemala ayaa lagu amrayin ay halkaasi isaga baxaan , waxaana lagu eedeeyay Yahuudan in ay u hogaansami waayeen sharciga Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Yahuud ah oo ku dhaqan Deegaan lagu Magacaabo San Juan oo ka tirsan dalka Guatemala ayaa lagu amrayin ay halkaasi isaga baxaan , waxaana lagu eedeeyay Yahuudan in ay u hogaansami waayeen sharciga Dalka.

Golaha Deegaanka San Juan ayaa ku eedeeyay Boqolaalkan Yahuuda ee lagu amray in ay isaga baxaan dalkaasi in ay ku xadgubeen sharciga sidoo kale lagu helay dhaqamo la xariira xagjirnimo.

Boqolaal Yahuud ah ayaa ku qasbanaaday in ay isaga barakacaan Guryahooda kadib markii amar lagu siiyay in ay halkaasi ka baxaan, waxa ayna sheegeen Yahuuda hadii ay ka dhago adeegaan amarka la siiyay in ay ka baqeen in la xasuuqo.



Contact@afkashacabka.com