Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed

0
Tuesday August 21, 2018 - 12:53:35 in by salman abdi
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed

    Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro Oo Hambalyo U Diray Bulshada Somaliland Munasibaadda Ciidul Adaxda Awgeed Guddoomiyaha Xisbiga WaddaniCabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), wuxuu guud ahaanba shucuubta Muslimiinta ah, gaar ahnaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ugu hambalyeynayaa munaasibadda Cidal-adxa, Waxaan shuucubta islaamka alle uga baryeyaa inuu sannadkan sannadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo bash-bash.”

 


Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa sidoo kale si gaara hambalyo ugu dirayaa Ciiddammada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, xaasaskooda, caruurtooda iyo weliba shaqaale-weynaha, iyo guud ahaan-ba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan gudo iyo dibad-ba, isagoo ku hambalyeynaya munaasabada qiima badan ee ciidan Ad-xada Awgeed, waxaanu u rajaynaya inay ku ciidaan caf iyo caafimaad .


Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro, waxa umadda reer Somaliland ku hambalyeynayaa munsabaada qiimo badan ee Ciidal Adxada,waxaanu illaahay uga beryayaa inuu nabad iyo caafimaad qab ku gaadhso ciidan ciideeda bulshada reer Somaliland iyo barwaaqo