War Deg Deg Ah:-Magaalo Ka Tirsan Dalka Somaliya Oo Aan Maanta Laga Ciidin Iyo Magaalada Magaceeda.

0
Tuesday August 21, 2018 - 13:51:38 in by salman abdi
  • Visits: 422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Magaalo Ka Tirsan Dalka Somaliya Oo Aan Maanta Laga Ciidin Iyo Magaalada Magaceeda.

    War Deg Deg Ah:-Magaalo Ka Tirsan Dalka Somaliya Oo Aan Maanta Laga Ciidin Iyo Magaalada Magaceeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Magaalo Ka Tirsan Dalka Somaliya Oo Aan Maanta Laga Ciidin Iyo Magaalada Magaceeda.

Iyada oo Maanta ay kubeegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa oo dhammaan duniga caalamka oo dhan looga wada dabaal dagayo munaasabada Ciida ayaa waxaa maanta aan laga Ciideyn Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka Degmada Warsheekh ayaa sheegay in maanta halkaasi aan laga dareemeen dabaal daga Ciidul Adxaa oo dadka ay yihiin kuwo sooman,isla markaan ay u tahay 9-ka Bisha (dul-xaji).

 


Shalay ayaa ku dhawaad labo malaayiin oo xujey muslimiin ah waxa ay istaageen Banka Carrafo,iyaga oo gudanayey mid kamid tiirarka islaamka.

Ma ahan markii ugu horeysay oo sidaan oo kale ay Khilaaf u sameeyaan dadka ku nool Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,waxaana horey u dhacday arrintaan oo kale.