Axmed Like Oo Ka Tirsan Qurbajooga Dalka Ku Soo Noqday oo Xabsiga la dhigay

0
Wednesday September 03, 2014 - 16:22:49 in by Super Admin
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Like Oo Ka Tirsan Qurbajooga Dalka Ku Soo Noqday oo Xabsiga la dhigay

    Ciidamadda Ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxabay muwaadin lagu magacaabo Axmed Xasan Cali (Like.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda Ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxabay muwaadin lagu magacaabo Axmed Xasan Cali (Like.

Lama sheegin sababata loo aanaynaayo xadhigiisa ilaa hadda kamanay hadal ciidanka Boolisku halka warar kale shegayaan inuu faraha kula jiray arrimo nabad gelya darro keenaaya. Waxaana ciidamaddu ka qabtwen gudaha Maxkamadda gobolka Hargeysa oo uu u yimid si uu dhagaysto dacwada Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga oo ka furantay maanta Maxkamadaasi.

Geesta kale Axmed Like ayaa ka mid ahaa xubno dhawr jeer ka dhawaajiyay inuu khalad ku xidhan yahay Wasiir Ku Xigeenka hore ee amnigu, xubnahaas oo hanjabaado mariyay Wakhtigaas warbaahinta. Ma cada in xadhigiisu xidhiidh la leeyahay arrintaas. 




Contact@afkashacabka.com